Daawo:Wax badan oo la Ogeyn oo caawa wasiir shaaca ka qaaday oo kusaabsan Abiy Ahmed”wasiiro cabsi soo wajahday

24

Wasiir katirsan maamulka kilinka shanaad ayaa goor dhow warbaahinta soomaalida usheegay in madaxweynihii hore maamulkaas ku xiranyahay magaalada adis ababa sida ay ku heleyn xog dhameystiran.    Wasiirka ayaa sheegay in xarunta xisbigooda laga soo wacay magaalada adis ababa laguna wargeliyay in golaha wasiirada imaadaan magaalada adis ababa balse wasiirka ayaa sheegay in arintaas kabiya diideyn madama cabsi xoogan ka qabaan in la xiro.

 

HALKAN KA DAAWO MUUQALKA

Wasiirkan ayaa raaciyay in Abiy Ahmed gadaal ka riixaayo mid kamid ah golaha wasiirada ee federaalka kana soo jeedo kilinka soomaalida kasoo haatan si toos ah loogu wareejiyay awooda kilinka soomaalida.

Wasiirkan ayaa raaciyay in Abiy Ahmed ladoonaayo shaqsi asaga oo wato isla markaa si toos ah u hoos tago waxaana lashaaciyay xogo aan hore loo ogeyn