SOMALI NEWS UPDATE

AKHRISO-Khasaaraha Qaraxyadii Muqdisho Oo Dhammeystiran

Khasaare ayaa ka dhashay ilaa 3 qarax oo xalay  ka dhacay magaalada Muqdisho, qaraxyadan ayaa ka kala dhacay meelo u dhow xarummaha Villa Somalia iyo

Continue Reading »

Qeybta SOMALI NEWS UPDATE

Wasiir isugu yeeray shirkadaha isgaarsiinta si looga dhaadhiciyo sharci cusub oo lagu soo rogay

Wasaaradda Boostada, Isgaarsiinta iyo Teknoolojiyada ayaa maanta shir wada-tashi ah u qabatay shirkadaha isgaarsiinta Soomaaliyeed, kaas oo looga hadlayay sida ugu habboon ee loo hirgelin

Continue Reading »

SOMALI NEWS UPDATE Archives

Tiradda dadkii ku dhintay qaraxyadii Muqdisho oo sii korortay
- Feb 24, 2018
-Tirada dadkii ku dhintay Qarax iyo is rasaaseyn xalay ka dhacday qeybo ka mid ah magaalada Muqdisho ayaa gaartay 30 ruux. Qaraxyadaan oo loo adeegsaday gawaarida laga soo buuxiyay waxyaabo qarxa oo ...
XOG: Xildhibaano ka soo jeeda G/Sool,Sanaag & Ceyn oo dalab Xasaasi u gudbiyay MD Farmaajo
- Feb 24, 2018
Warar hoose aan helay ayaa sheegaya in Xildhibaano iyo Senataro katirsan dawladdaFaderaalka Soomaaliya, kana soo jeeda gobalada Sool, Sanaag & Deegaanka Buuhoodle ee gobalka Togdheer ay u gudbiyeen Madaxweynaha Soomaaliya ...
Taliyaha Cusub Ee Ciidamadda Booliska Soomaaliya Oo Maanta Xilka La Wareegay
- Feb 24, 2018
-Munaasabad uu xilka kula waregayay Taliyaha cusub ee ciidanka Booliska Soomaaliyeed Jen. Bashiir Cabdi Maxamed ayaa maanta ka dhacday magaalada Muqdisho,taasi oo ay goob joog ka ahaayeen Wasiirka amniga,taliyaha Hay’adda ...
XOG: Ciidamo dheeraad ah oo la geeyay baraha ciidan ee laga ilaaliyo madaxtooyada & feejignaan jirta
- Feb 24, 2018
Ciidamadii ugu badnaa ayaa galabta la soo dhoobay isgoysyada laga soo galo madaxtooyada Soomaaliya si ay u adkeeyaan amaanka una caawiyaan ciidamadii horay ugu sugnaa. Gaadiidka dagaalka ee loo yaqaano Cabdi-bilaha ...
XOG: RW Kheyre oo digniintii ugu danbeysay siiyay Wasiir Islow,xil ka qaadisna ugu goodiyay
- Feb 24, 2018
Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre oo kullan gaar ah xafiisa kula qaatay Wasiirka Amniga Xukuumadda Soomaaliya ayaa wuxuu kula dardaarmay in si aad ah loo adkeeyo amaanka dalka ...
Dharkii Booliska oo ay Al-Shabaab xalay soo xirteen oo sababay dagaal Muqdisho ku dhex maray Ciidamo ….
- Feb 24, 2018
Wararka ka imaanaya Isgoyka Banaadir ee magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in dagaal u dhaxeeyay ciidamo kawada tirsan Dowlada Soomaaliya uu ka dhacay inta u dhaxeysa Isgoyska Banaadir iyo seybiyaano. Ciidamada dagaalamay ...
Wafdi ka socda Itoobiya oo Qorshe La Yaab leh u gaaray Somaliland & shir ka socda Hargeysa
- Feb 24, 2018
Magaalada Hargeysa ee xarunt Maamulka Somaliland waxaa maanta gaaray wafdi ka socda Dowladda Federaalka Itoobiya,halkaasi oo ay wada hadal kula leeyihiin madaxda maamulkaasi.  Madaxda ayaa diirada isla saaraya iskaashiga labada dhinac ...
Howlgal Ujeedo gaar ah loo fulinayo oo ka socda Baardheere & Ciidamada DF oo la hubeeyay
- Feb 24, 2018
Wararka laga helayo degmada Baardheere ee Gobolka Gedo ayaa sheegaya in Ciidamada Amniga ee Dowladda Soomaaliya magaaladaasi ay ka wadaan howlgal amniga lagu xaqiijinayo. Taliyaha Ciidanka Dowladda ee Baardheere Deeq Qalinle, ...

Next Page »

CALANKA24.COM

SOMALI NEWS UPDATE

AKHRISO-Khasaaraha Qaraxyadii Muqdisho Oo Dhammeystiran
- Feb 24, 2018
Khasaare ayaa ka dhashay ilaa 3 qarax oo xalay  ka dhacay magaalada Muqdisho, qaraxyadan ...
Wasiir isugu yeeray shirkadaha isgaarsiinta si looga dhaadhiciyo sharci cusub oo lagu soo rogay
- Feb 24, 2018
Wasaaradda Boostada, Isgaarsiinta iyo Teknoolojiyada ayaa maanta shir wada-tashi ah u qabatay shirkadaha isgaarsiinta ...
Tiradda dadkii ku dhintay qaraxyadii Muqdisho oo sii korortay
- Feb 24, 2018
-Tirada dadkii ku dhintay Qarax iyo is rasaaseyn xalay ka dhacday qeybo ka mid ...
XOG: Xildhibaano ka soo jeeda G/Sool,Sanaag & Ceyn oo dalab Xasaasi u gudbiyay MD Farmaajo
- Feb 24, 2018
Warar hoose aan helay ayaa sheegaya in Xildhibaano iyo Senataro katirsan dawladdaFaderaalka Soomaaliya, kana ...
Taliyaha Cusub Ee Ciidamadda Booliska Soomaaliya Oo Maanta Xilka La Wareegay
- Feb 24, 2018
-Munaasabad uu xilka kula waregayay Taliyaha cusub ee ciidanka Booliska Soomaaliyeed Jen. Bashiir Cabdi ...
XOG: Ciidamo dheeraad ah oo la geeyay baraha ciidan ee laga ilaaliyo madaxtooyada & feejignaan jirta
- Feb 24, 2018
Ciidamadii ugu badnaa ayaa galabta la soo dhoobay isgoysyada laga soo galo madaxtooyada Soomaaliya ...
XOG: RW Kheyre oo digniintii ugu danbeysay siiyay Wasiir Islow,xil ka qaadisna ugu goodiyay
- Feb 24, 2018
Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre oo kullan gaar ah xafiisa kula qaatay ...
Dharkii Booliska oo ay Al-Shabaab xalay soo xirteen oo sababay dagaal Muqdisho ku dhex maray Ciidamo ….
- Feb 24, 2018
Wararka ka imaanaya Isgoyka Banaadir ee magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in dagaal u dhaxeeyay ...
Wafdi ka socda Itoobiya oo Qorshe La Yaab leh u gaaray Somaliland & shir ka socda Hargeysa
- Feb 24, 2018
Magaalada Hargeysa ee xarunt Maamulka Somaliland waxaa maanta gaaray wafdi ka socda Dowladda Federaalka ...
Howlgal Ujeedo gaar ah loo fulinayo oo ka socda Baardheere & Ciidamada DF oo la hubeeyay
- Feb 24, 2018
Wararka laga helayo degmada Baardheere ee Gobolka Gedo ayaa sheegaya in Ciidamada Amniga ee ...