DHACDOOYINKA MAANTA

Donald Trump oo cunuqabateyntii “ugu cusleyd” kusoo rogay Waqooyiga Kuuriya

Tan iyo markii uu xukunka qabsaday madaxweyne Donald Trump ayaa waxaa uu maamulkaasi Waqooyiga Kuuriya kusoo rogay cunaqabateyno kala duwan oo uu uga gol lahaa

Continue Reading »

Qeybta DHACDOOYINKA MAANTA

Sucuudiga: Waxaan madadaalada ku maalgelineynaa $64bn

Dalka Sucuudiga, ayaa sheegay inuu ku maal galinayo $64 bilyan, siduu u horumarin lahaa qeybta madadaalada, tobanka sano ee soo socoto. Madaxa guud ee qeybta

Continue Reading »

DHACDOOYINKA MAANTA Archives

R/wasaaraha Canada oo quursi iyo maadsi kala kulmay booqasahadiisii dalka Hindiya: SAWIRRO
- Feb 24, 2018
Socdaalkii ugu horeeyey ee rasmi ah ayuu Ra’iisal wasaaaraha Canada Justin Trudeau ku marayaa dalka Hindiya, balse lama uusan kulmin soo dhaweyn diiran, taasoo aad uga duwan safarradii kale ee ...
Ciidanka Koonfurta Kuuriya iyo kuwa Mareykanka oo maska “Cobraha” ku tababarta, ceyriinkana ku cuna: SAWIRRO
- Feb 24, 2018
Ciidanka Koonfurta Kuuriya iyo kuwa Mareykanka oo maska “Cobraha” ku tababarta, ceyriinkana ku cuna: SAWIRRO [caption id="attachment_28786" align="alignnone" width="768"] A Thai Navy instructor demonstrates how to catch a snake during a ...
Nin hindi ah oo madaxiisa laga qalay buro weyn oo culeyskeeda lagu sheegay ku dhawaad labo kiilo: SAWIRRO
- Feb 23, 2018
Santlal Pal (31-jir) oo kasoo jeeda gobolka Uttar Pradesh ee dalkaasi Hindiya ayaa madaxiisa laga qalay buro weyn oo culeyskeeda dhakhaatiirtu ku sheegeen ku dhawaad labo kiilo. Buradan oo ka weyneyd ...
Daawo-Booliska Masar oo bad-baadiyay 5-jir kasoo dhacay dabaqa saddexaad: VIDEO
- Feb 23, 2018
Booliska magaalada Assiut ee dalkaasi Masar ayaa bad-baadiyay cunug shan jir ah oo kasoo dhacay dabaqa saddexaad kaas oo aan waxba gaarin. Booliska ayaa arrintan lagu amaanay.
Ciyaaryahan u dheela horyaalka La Liga oo eedeymo isku day dil xabsi loogu taxaabay
- Feb 23, 2018
Rúben Semedo (23-jir) oo u ciyaara horyaalka La liga ee Spain ayay boolisku xabsiga u taxaabeen, iyagoona ku eedeeyay dambiyo ay ka mid yihiin isku day dil, dhac iyo hanjabaad. Booliska ...
Daawo-Labo darawal oo wado dhexdeeda isku qabsatay iyo mid nasiibdarro qabsatay: VIDEO
- Feb 23, 2018
Labo darawal oo wado dhexdeeda isku qabsatay iyo mid nasiibdarro qabsatay: VIDEO
Daawo-Modelad la xarbisay dhacdo ku qabsatay jamal korkiisa kadib markii uu nin ugu koray: VIDEO
- Feb 23, 2018
Gabadha ku caanbaxday xayeysiinta ee lagu magacaabo Kate Upton ayaa waxaa qabsaday dhacdo ay la yaabtay kadib markii jamal ay saarneyd oo sawirro xayeysiin ah looga qaadayay uu ugu koray ...
Duqa Muqdisho oo soo xiray kulamadii wadatashiga geeddi socodka doorashooyinka 2020: SAWIRRO
- Feb 23, 2018
Duqa Muqdisho ahna guddoomiyaha gobolka Benaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa soo xiray kulammadii wadatashiga dadweynaha ee ay wadeen Guddiga Madaxabannaan ee Doorashooyinka Qaranka oo dhacay dalka oo dhan. Kulammadaas ...

Next Page »

CALANKA24.COM

SOMALI NEWS UPDATE

AKHRISO-Khasaaraha Qaraxyadii Muqdisho Oo Dhammeystiran
- Feb 24, 2018
Khasaare ayaa ka dhashay ilaa 3 qarax oo xalay  ka dhacay magaalada Muqdisho, qaraxyadan ...
Wasiir isugu yeeray shirkadaha isgaarsiinta si looga dhaadhiciyo sharci cusub oo lagu soo rogay
- Feb 24, 2018
Wasaaradda Boostada, Isgaarsiinta iyo Teknoolojiyada ayaa maanta shir wada-tashi ah u qabatay shirkadaha isgaarsiinta ...
Tiradda dadkii ku dhintay qaraxyadii Muqdisho oo sii korortay
- Feb 24, 2018
-Tirada dadkii ku dhintay Qarax iyo is rasaaseyn xalay ka dhacday qeybo ka mid ...
XOG: Xildhibaano ka soo jeeda G/Sool,Sanaag & Ceyn oo dalab Xasaasi u gudbiyay MD Farmaajo
- Feb 24, 2018
Warar hoose aan helay ayaa sheegaya in Xildhibaano iyo Senataro katirsan dawladdaFaderaalka Soomaaliya, kana ...
Taliyaha Cusub Ee Ciidamadda Booliska Soomaaliya Oo Maanta Xilka La Wareegay
- Feb 24, 2018
-Munaasabad uu xilka kula waregayay Taliyaha cusub ee ciidanka Booliska Soomaaliyeed Jen. Bashiir Cabdi ...
XOG: Ciidamo dheeraad ah oo la geeyay baraha ciidan ee laga ilaaliyo madaxtooyada & feejignaan jirta
- Feb 24, 2018
Ciidamadii ugu badnaa ayaa galabta la soo dhoobay isgoysyada laga soo galo madaxtooyada Soomaaliya ...
XOG: RW Kheyre oo digniintii ugu danbeysay siiyay Wasiir Islow,xil ka qaadisna ugu goodiyay
- Feb 24, 2018
Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre oo kullan gaar ah xafiisa kula qaatay ...
Dharkii Booliska oo ay Al-Shabaab xalay soo xirteen oo sababay dagaal Muqdisho ku dhex maray Ciidamo ….
- Feb 24, 2018
Wararka ka imaanaya Isgoyka Banaadir ee magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in dagaal u dhaxeeyay ...
Wafdi ka socda Itoobiya oo Qorshe La Yaab leh u gaaray Somaliland & shir ka socda Hargeysa
- Feb 24, 2018
Magaalada Hargeysa ee xarunt Maamulka Somaliland waxaa maanta gaaray wafdi ka socda Dowladda Federaalka ...
Howlgal Ujeedo gaar ah loo fulinayo oo ka socda Baardheere & Ciidamada DF oo la hubeeyay
- Feb 24, 2018
Wararka laga helayo degmada Baardheere ee Gobolka Gedo ayaa sheegaya in Ciidamada Amniga ee ...