Uncategorized

Xog iyo Gorfeyn: Maxay ku kala sareeyan dowladaha Turkiga iyo Masar?

Dawladaha dunidu waxey ku kala sareeyaan saameynta; siyaasadeed, dhaqaale, aqooneed, ciidan iyo hogaamineed. Waxaana loo kala qeybiyaa; A-Dawlad-daleed; waa dawlada saameynteedu ku koobantahay dalkeeda kaliya

Continue Reading »

Qeybta Uncategorized

“Buugga Trump been baa ka buuxda”

Madaxweyne Donald Trump ayaa sheegay in buugga laga qoray ay ku jiraan eedo dhaawacaya maamulkiisa uuna yahay “mid been ah”. Buugga waxaa diyaariyay Steve Bannon,

Continue Reading »

Uncategorized Archives

Sawirro:-Hay’adda SAARO Oo Qabatay Kulanka Ku Saabsan Dib U Habeynta Suugaanta Iyo Kaalinta Ay Ku Leedahay Dhiirigelinta Nabada
- Dec 22, 2017
Qaban qaabada kulanka ayaa waxaa lahaa Hay’adda  SAARO, oo ah Urur Bulsho una dooda dhiiragelinta dhaqanka iyo Suugaanleyda iyo dib u habeynteeda isla markaana maalgeliyay waxaana qeyb ka ahaa abaabulkiisa ...
AKHRISO Madaxii Siyaasadda Safaaradda Mareykanka ee Somalia oo xilka iska casishay
- Dec 10, 2017
Madaxii Arrimaha siyaasadda ee safaaradda Mareykanka u qaabilsaneyd Soomaaliya haweeneyda lagu magacaabo Elizebeth Schockefford ayaa iska casishay xilkii ay u heysay dalkeeda. Qoraal ay u qortay xoghayaha arrimaha dibadda Mareykanka Tillerson ...
Sawiro: Safiirka Mareykanka ee Somalia oo Deeqdii Diyaarada siday ku wareejiyay Taabid
- Oct 17, 2017
Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde waxaa goordhow soo gaaray Diyaarad sida Deeq dawo ah oo Dowlada Mareykanka ay ugu soo gurmatay dadka dhibaatada ka soo gaartay Qaraxii Sabtidii ka dhacay Isgoyska ...
War murtiyeed laga soo saaray shirka Maamul goboleedyada ee Kismaayo (Akhriso)
- Oct 11, 2017
War murtiyeed ka kooban illaa 16 qodob ayaa goor dhow laga soo saaray shirka Wadarashiga ee Kismaayo ugu socday Madaxda dowladda Goboleedyada kala ah Jubbaland, Puntland, Hirshabeelle, Koofur Galbeed iyo ...
Xog & Xaqiiq: Muxuu yahay shakiga laga qabo Shirka Kismaayo?
- Oct 9, 2017
Waxaa magaalada Kismaayo ka furmay shir aan caadi ahayn oo ay leeyihiin madaxweynayaasha shanta dowlad goboleed ee xubnaha ka ah federaalk. Shirkan kama qeybgalayso dowladda federaalka Soomaaliya. Wasiirka arrimaha gudaha Jubbaland ...
Waa maxay ceebta uu leeyahay go’aankii DF ee xiisadda khaliijka?
- Oct 7, 2017
Inta aanan u galin dulucda qoramdeyda aan marka hore idinla wadaago dareenkeyga ku aaddan dhibiistii ay Xukuumadda Farmaajo u dhiibtay Taliska Xabashida muwaadin Soomaaliyeed oo lagu magacaabo C/kariin Sheekh Muuse (Qalbi-dhegax), ...
SAWIRO: Shariif Xasan iyo Xildhibaano ka tirsan Aqalka Sare oo gaaray kismaayo & Xog sheegeysa
- Oct 6, 2017
Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan iyo Xildhibaano ka tirsan Aqalka Sare ayaa maanta gaaray magaalada Kismaayo waxaana halkaasi loogu sameeyay soo dhaweyn balaaran. Wafdiga Shariif Xasan waxaa garoonka ...
SAWIRRO: Isgoyska KM4 & Taaladda Axmed Gurey Oo Caawa Dib loo Furay & Bilicdii
- Aug 22, 2017
Waxaa caawa dib loo furay Taalada isgoyska KM4 ee magaalada Muqdisho, kadib markii muddo ay u xirneyd dayactir. Muqaalka cusub ee taaladda Axmed Gurey iyo isgoyska ayaa soo jiitay dad fara ...

Next Page »

CALANKA24.COM

SOMALI NEWS UPDATE

AKHRISO-Khasaaraha Qaraxyadii Muqdisho Oo Dhammeystiran
- Feb 24, 2018
Khasaare ayaa ka dhashay ilaa 3 qarax oo xalay  ka dhacay magaalada Muqdisho, qaraxyadan ...
Wasiir isugu yeeray shirkadaha isgaarsiinta si looga dhaadhiciyo sharci cusub oo lagu soo rogay
- Feb 24, 2018
Wasaaradda Boostada, Isgaarsiinta iyo Teknoolojiyada ayaa maanta shir wada-tashi ah u qabatay shirkadaha isgaarsiinta ...
Tiradda dadkii ku dhintay qaraxyadii Muqdisho oo sii korortay
- Feb 24, 2018
-Tirada dadkii ku dhintay Qarax iyo is rasaaseyn xalay ka dhacday qeybo ka mid ...
XOG: Xildhibaano ka soo jeeda G/Sool,Sanaag & Ceyn oo dalab Xasaasi u gudbiyay MD Farmaajo
- Feb 24, 2018
Warar hoose aan helay ayaa sheegaya in Xildhibaano iyo Senataro katirsan dawladdaFaderaalka Soomaaliya, kana ...
Taliyaha Cusub Ee Ciidamadda Booliska Soomaaliya Oo Maanta Xilka La Wareegay
- Feb 24, 2018
-Munaasabad uu xilka kula waregayay Taliyaha cusub ee ciidanka Booliska Soomaaliyeed Jen. Bashiir Cabdi ...
XOG: Ciidamo dheeraad ah oo la geeyay baraha ciidan ee laga ilaaliyo madaxtooyada & feejignaan jirta
- Feb 24, 2018
Ciidamadii ugu badnaa ayaa galabta la soo dhoobay isgoysyada laga soo galo madaxtooyada Soomaaliya ...
XOG: RW Kheyre oo digniintii ugu danbeysay siiyay Wasiir Islow,xil ka qaadisna ugu goodiyay
- Feb 24, 2018
Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre oo kullan gaar ah xafiisa kula qaatay ...
Dharkii Booliska oo ay Al-Shabaab xalay soo xirteen oo sababay dagaal Muqdisho ku dhex maray Ciidamo ….
- Feb 24, 2018
Wararka ka imaanaya Isgoyka Banaadir ee magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in dagaal u dhaxeeyay ...
Wafdi ka socda Itoobiya oo Qorshe La Yaab leh u gaaray Somaliland & shir ka socda Hargeysa
- Feb 24, 2018
Magaalada Hargeysa ee xarunt Maamulka Somaliland waxaa maanta gaaray wafdi ka socda Dowladda Federaalka ...
Howlgal Ujeedo gaar ah loo fulinayo oo ka socda Baardheere & Ciidamada DF oo la hubeeyay
- Feb 24, 2018
Wararka laga helayo degmada Baardheere ee Gobolka Gedo ayaa sheegaya in Ciidamada Amniga ee ...