sports

Jose Mourinho Oo Magacaabay Shan Xiddig Oo Muhim Ah Oo Ka Maqnaanaya Man United Kulanka Adag Ee Ay Chelsea La Ciyaarayaan

Jose Mourinho ayaa iyadoo ay ciyaartoy dhowr ka maqan yihiin waxa uu berri galab soo dhaweyn doonaa kooxda Chelsea kulan muhim weyn u ah u

Continue Reading »

Qeybta sports

WARBIXIN: De Gea Vs Courtois, Hazard Vs Sanchez, Kante vs Pogba-Jamaahiirta Kubbada Cagta Aduunka Oo Ay Kuwa Chelsea & Man United Ku Jiraan Oo Soo Xushay Shaxda Isku Darka Kulanka Red Devils Vs Blues.

Kooxaha Manchester United iyo Chelsea ayaa axamada kulan si wayn loo sugayo iskaga hor iman doona Old Trafford waxaana kulankan xamaasada waali ah u sii

Continue Reading »

sports Archives

Ac Milan vs Arsenal Isku Aadka Wareega 16-aad Ee UEFA Europa League Oo La Sameeyay
- Feb 23, 2018
Isku Aadka tartanka labaad ee ugu xiisaha badan qaaradda yurub dhanka kooxaha UEFA Europa League ayaa la sameeyay iyadoo ay kasoo baxeen kulamo xiiso leh, balse hal kulan ayaa isha ...
Arsenal Oo U Soo Baxday Wareega 16ka Europa League Inkastoo Laga Badiyay Kulankii Xalayto Ee Emirates Stadium
- Feb 23, 2018
Arsenal ayaa u soo baxday wareega 16ka ee koobka Europa League ka dib markii ay wadar ahaan labadii lug ee wareega 32da ay 4-2 kaga badiyeen kooxda yar ee Ostersunds ...
Kooxaha U Soo Baxay Wareega 16ka Europa League
- Feb 23, 2018
Waxaa xalayto soo gabagaboobay wareega 32da ee koobka labaad ee ugu xiisaha badan Yurub iyadoo kooxaha waa weyn sida AC Milan, Arsenal Dortmund iyo Atletico Madrid ay dhamaantood u soo ...
Sky Sports Paul Merson Oo Saadaaliyay Kulamada 28aad Ee Premier League – Muxuu Ku Saadaaliyay Kulanka Adag Ee Man United v Chelsea?
- Feb 23, 2018
Khabiirka Sky Sports Paul Merson ayaa saadaaliyay kulamada 28aad ee horyaalka Premier League iyadoo kulanka ugu adag isbuucaan horyaalka Ingariiska uu yahay midka Old Trafford ku dhexmaraya kooxaha Manchester United ...
Man United & Sevilla Oo Barbaro Gool La’aan Ah Ku Kala Baxay, Goolhaye David De Gea Oo Wacdaro Cusub Dhigay Iyo Kulanka Old Trafford Oo Muhiimad Khaas Ah Yeelan Doona.
- Feb 22, 2018
Manchester United iyo Sevilla ayaa barbaro gool la’aan ah ku kala baxay kulan uu goolhaye David De Gea markale aduunka kaga yaabsaday. Kooxda Sevilla ayaa min bilaw ilaa dhamaad kulankan ...
Halkee La Kala Marayaa Tartanka Gooldhalinta Champions League Ka Dib Markii Uu Soo Dhamaaday Kulamada Lugta Hore Ee Wareega 16ka
- Feb 22, 2018
Waxaa xalay soo idlaaday kulamada lugta hore ee wareega 16ka Champions League oo la ciyaaray labadii isbuuc ee ugu danbeysay, iyadoo kooxaha qaar ay hal lug la sii galeen wareega ...
Hordhac: Sevilla vs Man United – Paul Pogba Oo Dib Ugu Soo Laabanaya Red Devils & Jose Mourinho Oo Dhawr Xidig Dib U Helay.
- Feb 21, 2018
Sevilla ayaa soo dhaweyn doonta Man United iyadoo Jose Mourinho uu doonayo inuu talaabo fiican u qaado wareega quarter finalka tartanka Champions League, wuxuu dib u helay dhawr ciyaartoy oo ...
Lewandowski & Muller Oo Hal Lug U Geliyay Bayern Munich Wareega Sideed Dhamaadka Champions League Ka Dib Markii Ay Xasuuqeen 10 Xiddig Oo Besiktas Ah
- Feb 21, 2018
Bayern Munich ayaa hal lug la sii gashay wareega sideed dhamaadka Champions League ka dib markii ay gurigooda Allainz Arena ku xasuuqeen kooxda Besiktas oo 10 ciyaartoy ku ciyaareysay inta ...

Next Page »

CALANKA24.COM

SOMALI NEWS UPDATE

AKHRISO-Khasaaraha Qaraxyadii Muqdisho Oo Dhammeystiran
- Feb 24, 2018
Khasaare ayaa ka dhashay ilaa 3 qarax oo xalay  ka dhacay magaalada Muqdisho, qaraxyadan ...
Wasiir isugu yeeray shirkadaha isgaarsiinta si looga dhaadhiciyo sharci cusub oo lagu soo rogay
- Feb 24, 2018
Wasaaradda Boostada, Isgaarsiinta iyo Teknoolojiyada ayaa maanta shir wada-tashi ah u qabatay shirkadaha isgaarsiinta ...
Tiradda dadkii ku dhintay qaraxyadii Muqdisho oo sii korortay
- Feb 24, 2018
-Tirada dadkii ku dhintay Qarax iyo is rasaaseyn xalay ka dhacday qeybo ka mid ...
XOG: Xildhibaano ka soo jeeda G/Sool,Sanaag & Ceyn oo dalab Xasaasi u gudbiyay MD Farmaajo
- Feb 24, 2018
Warar hoose aan helay ayaa sheegaya in Xildhibaano iyo Senataro katirsan dawladdaFaderaalka Soomaaliya, kana ...
Taliyaha Cusub Ee Ciidamadda Booliska Soomaaliya Oo Maanta Xilka La Wareegay
- Feb 24, 2018
-Munaasabad uu xilka kula waregayay Taliyaha cusub ee ciidanka Booliska Soomaaliyeed Jen. Bashiir Cabdi ...
XOG: Ciidamo dheeraad ah oo la geeyay baraha ciidan ee laga ilaaliyo madaxtooyada & feejignaan jirta
- Feb 24, 2018
Ciidamadii ugu badnaa ayaa galabta la soo dhoobay isgoysyada laga soo galo madaxtooyada Soomaaliya ...
XOG: RW Kheyre oo digniintii ugu danbeysay siiyay Wasiir Islow,xil ka qaadisna ugu goodiyay
- Feb 24, 2018
Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre oo kullan gaar ah xafiisa kula qaatay ...
Dharkii Booliska oo ay Al-Shabaab xalay soo xirteen oo sababay dagaal Muqdisho ku dhex maray Ciidamo ….
- Feb 24, 2018
Wararka ka imaanaya Isgoyka Banaadir ee magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in dagaal u dhaxeeyay ...
Wafdi ka socda Itoobiya oo Qorshe La Yaab leh u gaaray Somaliland & shir ka socda Hargeysa
- Feb 24, 2018
Magaalada Hargeysa ee xarunt Maamulka Somaliland waxaa maanta gaaray wafdi ka socda Dowladda Federaalka ...
Howlgal Ujeedo gaar ah loo fulinayo oo ka socda Baardheere & Ciidamada DF oo la hubeeyay
- Feb 24, 2018
Wararka laga helayo degmada Baardheere ee Gobolka Gedo ayaa sheegaya in Ciidamada Amniga ee ...