INTERVIEWS

XOG: Xildhibaano ka soo jeeda G/Sool,Sanaag & Ceyn oo dalab Xasaasi u gudbiyay MD Farmaajo

Warar hoose aan helay ayaa sheegaya in Xildhibaano iyo Senataro katirsan dawladdaFaderaalka Soomaaliya, kana soo jeeda gobalada Sool, Sanaag & Deegaanka Buuhoodle ee gobalka Togdheer

Continue Reading »

Qeybta INTERVIEWS

XOG: RW Kheyre oo digniintii ugu danbeysay siiyay Wasiir Islow,xil ka qaadisna ugu goodiyay

Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre oo kullan gaar ah xafiisa kula qaatay Wasiirka Amniga Xukuumadda Soomaaliya ayaa wuxuu kula dardaarmay in si aad

Continue Reading »

INTERVIEWS Archives

DHAGEYSO: Buuq & kala carar ka dhashay Doorashada Kursi ka mid ah Golaha shacabka oo Muqdisho ka dhacday
- Feb 24, 2018
Buuq sababay dib u dhac ayaa ka dhashay ka kursi ka mid ah Kuraasta Golaha Shacabka oo maanta lagu wadday in Muqdisho lagu qabto doorashadiisa. Qaar ka mid ah Ergooyinka ayaa ...
Al Shabaab oo ku dhawaaqay arrin yaab leh oo ku saabsan ciidamadii fuliyey weeraradii Xalay
- Feb 24, 2018
Al Shabaab ayaa sheegatay masuuliyada weeraro isugu jiray is qarxin iyo mid toos ah oo xalay ka dhacay qeybo kamid ah magaalada Muqdisho, waxaana weeraradan ka dhashay khasaaro xoogan. War laga ...
XOG: R/wasaare Kheyre oo Beri Dalka ka Ambabaxaya, kana soo Horjeestay Amarkii Farmaajo
- Feb 24, 2018
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa maalinta berri oo Axad ah lagu wadaa inuu u ambabaxo dalka isu tagga Imaaraadka Carabta, kaddib casumaad rasmi ah oo uu ka helay ...
Shaxda Macquulka Ee Liverpool v West Ham, Waqtiga La Ciyaarayo Iyo Xogaha Muhimka Ah Ee Kulanka Anfield Ka Dhacaya Maanta
- Feb 24, 2018
Jamaahiirta kubada cagta ee dalka England ayaa isha ku haya garoonka Anfield sabtida maanta ah kadib marka ay kooxda West Ham oo ku jirto kaalinta 12-aad ee dhanka kala sareynta ...
WAR CUSUB:Kaalin noocee ah ayey ciidamada dowladda ka qaateen in la fashiliyo weeraradii Xalay?
- Feb 24, 2018
Waxaa Xalay fashilmay weerar qorsheysan oo ay Shabaab kusoo qaadeen Jidadka hormaro Madaxtooyada Villa Somalia iyo Isgoyska Jubba. Dad goobjoogayaal ah ayaa Shabakadda Calanka24.com u xaqiijiyey in Ciidamadii ku sugnaa Isgoyska ...
Sawirrada Meedadka Ragii weerarka soo qaaday & Khasaaraha dhimasho + Dhaawac oo …
- Feb 23, 2018
Qaraxyo iyo Rasaas xoogan ayaa caawa siyaabo kala duwan waxa ay uga dhaceen Agagaarka Madaxtooyada Somalia iyo meel u dhow Hoteel Dorbin oo dhawaan laga furay Magaalada Muqdisho kaas oo ...
Meydad Caawa tuban agagaarka Xarunta Villa Somalia & Gaadiid laga shakisan yahay oo halkaa yaal FILO SAWIRRO
- Feb 23, 2018
-Wararka naga soo gaaraya agagaarka Xarunta Madaxtooyada Somalia ayaa sheegaya in halkaa uu yaalo Meydadka dhowr qof oo ay ku jiraan Rag ku labisan dareeska ciidamada. Meydadka qaar ayaa la sheegay ...
Sawirro Hordhac ah:Weerarkii Alshabaab oo lasoo af-jaray [Akhriso: Tirada Dableyda Alshbaab ee la dilay & Faafhaahinta Qasaaraha]
- Feb 23, 2018
Wasaaradda Amniga ee Dowladda Soomaaliya ayaa shaacisay in la soo afjaray weerarradii ay maleeshiyo ka tirsan Alshabaab ku qaadeen madaxtooyada iyo xarunta NISA ee KM 0. Afhayeenka Wasaaradda Amniga C/casiis Xildhibaan ayaa saxaafadda ...

Next Page »

CALANKA24.COM

SOMALI NEWS UPDATE

AKHRISO-Khasaaraha Qaraxyadii Muqdisho Oo Dhammeystiran
- Feb 24, 2018
Khasaare ayaa ka dhashay ilaa 3 qarax oo xalay  ka dhacay magaalada Muqdisho, qaraxyadan ...
Wasiir isugu yeeray shirkadaha isgaarsiinta si looga dhaadhiciyo sharci cusub oo lagu soo rogay
- Feb 24, 2018
Wasaaradda Boostada, Isgaarsiinta iyo Teknoolojiyada ayaa maanta shir wada-tashi ah u qabatay shirkadaha isgaarsiinta ...
Tiradda dadkii ku dhintay qaraxyadii Muqdisho oo sii korortay
- Feb 24, 2018
-Tirada dadkii ku dhintay Qarax iyo is rasaaseyn xalay ka dhacday qeybo ka mid ...
XOG: Xildhibaano ka soo jeeda G/Sool,Sanaag & Ceyn oo dalab Xasaasi u gudbiyay MD Farmaajo
- Feb 24, 2018
Warar hoose aan helay ayaa sheegaya in Xildhibaano iyo Senataro katirsan dawladdaFaderaalka Soomaaliya, kana ...
Taliyaha Cusub Ee Ciidamadda Booliska Soomaaliya Oo Maanta Xilka La Wareegay
- Feb 24, 2018
-Munaasabad uu xilka kula waregayay Taliyaha cusub ee ciidanka Booliska Soomaaliyeed Jen. Bashiir Cabdi ...
XOG: Ciidamo dheeraad ah oo la geeyay baraha ciidan ee laga ilaaliyo madaxtooyada & feejignaan jirta
- Feb 24, 2018
Ciidamadii ugu badnaa ayaa galabta la soo dhoobay isgoysyada laga soo galo madaxtooyada Soomaaliya ...
XOG: RW Kheyre oo digniintii ugu danbeysay siiyay Wasiir Islow,xil ka qaadisna ugu goodiyay
- Feb 24, 2018
Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre oo kullan gaar ah xafiisa kula qaatay ...
Dharkii Booliska oo ay Al-Shabaab xalay soo xirteen oo sababay dagaal Muqdisho ku dhex maray Ciidamo ….
- Feb 24, 2018
Wararka ka imaanaya Isgoyka Banaadir ee magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in dagaal u dhaxeeyay ...
Wafdi ka socda Itoobiya oo Qorshe La Yaab leh u gaaray Somaliland & shir ka socda Hargeysa
- Feb 24, 2018
Magaalada Hargeysa ee xarunt Maamulka Somaliland waxaa maanta gaaray wafdi ka socda Dowladda Federaalka ...
Howlgal Ujeedo gaar ah loo fulinayo oo ka socda Baardheere & Ciidamada DF oo la hubeeyay
- Feb 24, 2018
Wararka laga helayo degmada Baardheere ee Gobolka Gedo ayaa sheegaya in Ciidamada Amniga ee ...