Wasiir Beyle Oo Beniyey Hadal Fadeexad ah Oo Laga Faafiyey Iyo Go’aankii Ganacsatada Muqdisho

Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya C/raxmaan Ducaalle Bayle ayaa ka warbixiyay khilaafka ka taagan Dekeda Muqdisho iyo arrimaha canshuurta ee ay ka cabanayaan Ganacstada Soomaaliyeed, taasi oo maalimihii dambe xoogeysatay.

C/raxmaan Ducaalle Bayle ayaa si cad u sheegay in aysan jirin canshuur kordhin lagu sameeyay Ganacstada Dekeda, wuxuu sidoo kale beeniyay hadal shalay Ganacstada ay u soo bandhigeen warbaahinta.

Halkan Hoose Ka Daawo:

Sidoo kale Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya ayaa sheegay in ay jirto Toban canshuur oo Ganacstada waajib ay tahay in laga qaado, balse duruufo jiro awgeed ay ku soo koobeen oo keliya ilaa Saddex canshuur.

Wuxuu soo bandhigay warqado oo uu sheegay Ganacstada iyo Wasaaradda Maaliyadda in ay kala saxiixdeen, welina uu diyaar u yahay inuu la kulmo Ganacsatada, si uu u dhageysto cabashadooda.

Dekeda magaalada Muqdisho ayaa Todobaad shaqadeeda waxa ay tahay mid gaabis ku yimid, kadib markii Ganacstada ay sheegeen in si aan sharci aheyn looga qaadayo canshuurta, midaasina ay ka soo horjeedaan.

Nagala Soco Youtube Channel - Fadlan Subscribe saar

 

Warbaahinta Xurta ah ee maanta Calanka24.com

Nagala Soo Xiriir  EMAIL:Calanka24@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




Featured Video

SOMALI NEWS UPDATE

AKHRISO-Khasaaraha Qaraxyadii Muqdisho Oo Dhammeystiran
- Feb 24, 2018
Khasaare ayaa ka dhashay ilaa 3 qarax oo xalay  ka dhacay magaalada Muqdisho, qaraxyadan ...
Wasiir isugu yeeray shirkadaha isgaarsiinta si looga dhaadhiciyo sharci cusub oo lagu soo rogay
- Feb 24, 2018
Wasaaradda Boostada, Isgaarsiinta iyo Teknoolojiyada ayaa maanta shir wada-tashi ah u qabatay shirkadaha isgaarsiinta ...
Tiradda dadkii ku dhintay qaraxyadii Muqdisho oo sii korortay
- Feb 24, 2018
-Tirada dadkii ku dhintay Qarax iyo is rasaaseyn xalay ka dhacday qeybo ka mid ...
XOG: Xildhibaano ka soo jeeda G/Sool,Sanaag & Ceyn oo dalab Xasaasi u gudbiyay MD Farmaajo
- Feb 24, 2018
Warar hoose aan helay ayaa sheegaya in Xildhibaano iyo Senataro katirsan dawladdaFaderaalka Soomaaliya, kana ...