Puntland Oo Baaq U Dirtay Shacabka Ku Dhaqan M/ BoosaasoPuntland Oo Baaq U Dirtay Shacabka Ku Dhaqan M/ BoosaasoPuntland Oo Baaq U Dirtay Shacabka Ku Dhaqan M/ Boosaaso

Wasiirka Amniga ee Puntland Axmed C/laahi Yuusuf “Dowlad” ayaa ugu baaqay shacabka ku dhaqan magaalada Boosaso ee xarunta gobolka Bari in ay la shaeyaan hay’adaha ammaanka ee maamulkaasi.

Waxaana uu sheegay Wasiirku in amniga uu muhiim u yahay nolosha iyo horumarka bulshada ku dhaqan deegaanada Puntland.

Wasiir Dowlad ayaa xusay in ka maamul ahaan ay wax ka qaban doonaan dhibaatooyinka amni ee ka jira magaaladaasi Boosaaso

Halkan hoose ka dhageyso Codka.

Audio Player

00:00
00:00

Nagala Soco Youtube Channel - Fadlan Subscribe saar

 

Warbaahinta Xurta ah ee maanta Calanka24.com

Nagala Soo Xiriir  EMAIL:Calanka24@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




Featured Video

SOMALI NEWS UPDATE

AKHRISO-Khasaaraha Qaraxyadii Muqdisho Oo Dhammeystiran
- Feb 24, 2018
Khasaare ayaa ka dhashay ilaa 3 qarax oo xalay  ka dhacay magaalada Muqdisho, qaraxyadan ...
Wasiir isugu yeeray shirkadaha isgaarsiinta si looga dhaadhiciyo sharci cusub oo lagu soo rogay
- Feb 24, 2018
Wasaaradda Boostada, Isgaarsiinta iyo Teknoolojiyada ayaa maanta shir wada-tashi ah u qabatay shirkadaha isgaarsiinta ...
Tiradda dadkii ku dhintay qaraxyadii Muqdisho oo sii korortay
- Feb 24, 2018
-Tirada dadkii ku dhintay Qarax iyo is rasaaseyn xalay ka dhacday qeybo ka mid ...
XOG: Xildhibaano ka soo jeeda G/Sool,Sanaag & Ceyn oo dalab Xasaasi u gudbiyay MD Farmaajo
- Feb 24, 2018
Warar hoose aan helay ayaa sheegaya in Xildhibaano iyo Senataro katirsan dawladdaFaderaalka Soomaaliya, kana ...